• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Digniin lagasoo saaray Daawo la sheegay in loo sameeyay Coronavirus

Bilan Media by Bilan Media
April 23, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda caafimaadka adduunka (WHO) ayaa sheegtay in aanay jirin dawo la xaqiijiyay in lagu dabiibi karo cudurka Covid-19, kadib markii uu madaxweynaha Madagascar soo bandhigay dawo dhireed uu sheegay inay ku fiyoobaanayaan dadka qaba faysarka Corona.

Mac-hadka dawooyinka qaran ee dalkaasi ayaa sidoo kale shaki geliyay waxtarka dawada uu soo bandhigay madaxweyne Andry Rajoelina.

Mac-hadka ayaa sheegay in dawo dhireedkaasi ay khatar gelin karto caafimaadka dadka, maadaama aan qaab cilmiyeysan loo hubin waxtarkeeda.

Dawada oo qaab sharoobo ah ayaa si bilaash ah loogu qeybiyay dadka ugu nugul dalkaasi.

Sharoobada uu madaxweyne Andry Rajoelina sheegay inay dawo u tahay Covid-19 ayaa laga sameeyay dhirta loo yaqaan artemisia ee qeyb ahaan kamid ah dawada lagu dabiibo cudurka malaariyada iyo dhir kale oo ka baxdawaddankaasi.

Agaasimaha madaxtooyada Madagascar, Lova Hasinirina Ranoromaro, ayaa BBC u sheegtay in ku dhawaad 20 qof muddo saddex todobaad ah lagu tijaabinayay dawadan.

Madaxweyne Rajoelina ayaa sheegay in laba qof ay si buuxda ugu dawoobeen sharoobada uu ku tilmaamay “shaah dhireed”.

“Waa in carruurta ardayda ah ay cabbaan….. xig yar ay maalintiiba ka cabbaan,” ayuu madaxweynaha u sheegay diblomaasiyiin iyo madax kale oo kasoo qeybgalay soo bandhigidda dawadan.

Jasiiradda Madagascar oo dhacda badweynta Hindiya ayaa diiwaangelisay 121 kiis oo Covid-19 ah, iyadoo aanay jirin cid la sheegay inay u dhimatay cudurka.

Hay’adda WHO oo ka jawaabaysa dawada Madagascar ayaa sheegtay in aanay ku talineyn in la qaato dawooyin aan la hubin si looga hortago ama la isaga daweeyo cudurka Covid-19.

WHO ayaa tilmaamtay hadal uu horay u jeediyay ninka madaxda ka ah ee Tedros Adhanom Ghebreyesus, kaasoo ahaa in dedal badan oo caalami ah loo baahan yahay si loo helo dawo waxtar u leh bukaannada fayraska Corona.

Ms Ranoromaro ayaa sheegtay in madaxweyne Rajoelina uu fahansan yahay diidmada WHO, balse arinku yahay mid khuseeya madaxbannaanida dalkiisa.

“Waxa ay mas’uuliyad ka saaran tahay shacanka dalkiisa,” ayay tiri.

Previous Post

Dhageyso;- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan

Next Post

Maxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Somalia iyo Turkiga?

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party
English News

Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

Maxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Somalia iyo Turkiga?

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

by Liban
May 15, 2025
0

Mogadishu – Today, May 15th, Somalia proudly observes Somali Youth Day, a date etched in the country’s history as a...

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Guud ahaan gudaha dalka iyo meelo badan oo ka mid ah dunida ayaa maanta si weyn looga xusay sanad-guuradii 82-aad...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgankii...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District
English News

Hormuud Salaam Foundation Commemorates Completion of Key Road Project in Kismayo’s Alanley District

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party
English News

Somali Opposition Accuses President Hassan Sheikh of Undermining Unity, Federalism Through New Political Party

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
  • From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
  • 15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
  • MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00