Gudoomiyaha gudiga arimaha dibadda ee baarlamaanka soomaaliya mudane xildhibaan cabdulqaadir cosoble cali ayaa ka dalbaday gudoomiyaha baarlamanka prof maxamad sheikh cismaan jawaari inuu isugu yeero baarlamanka lana keeno qorshe dastuuri ah oo hay adaha hogaami nta sare ee dalku ay kusii wada jiraan kuna wada shaqeeyaan.
Hadalkan xildhibaan cosoble ayaa kusoo beegmaya sanadguuradii afaraad ee doorashadii madaxweyne xasan sheikh oo ku eg xiligii horey loo shaaciyay in madaxtinimadiisu ay ku egtahay islamarkaana waxaa uu usay fadhiayada iyo doodaha xisbiyada siyaasadeed ee dalku ay arinkaas ka keeneen waxana hadaladiisa kamid ahaa.
Halkaan ka dhegeyso: