Inka badan 200 oo haweenka ku nool Magaaladda Mogadishu ah, ayaa waxaa Fagaaraha daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdishu ay ku qabteen banaanbax ay ku dalbanayeen in ay helaan saamiga ay ku leeyihiin dowladda soo socota.
Haweenka, ayaa waxaa sidoo kale ay si gaar ah u dalbanayeen in ay helaan saamiga ay ku leeyihiin dowladda soo socota ee ah 30%.
Ururada haweenka Soomaaliyeed, ayaa fagaaraha ka jeediyay qudbado u badnaa baraarujin iyo in ay dowladda ka dhaadhiciyaan in ay haweenka siiyaan saamigooda.
Halkaan ka dhegeyso warbixin ku saabsan Banaanbaxa: