Madaxda sare ee maamulka Puntland iyo golayaasha kala duwan ayaa looga digay iney hub la galaan Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo Boosaaso warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Puntland looga baahan yahay in ay xil iska saaraan amniga Garoonka diyaaradaha Boosaso,islamarkaana aysan la gelin hubka iyo waxyaabaha la midka ah.
Halkaan ka dhageyso