R/wasaarihii hore ee somalia hadana ah musharax Madaxweyne Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa soo gaaray maanta Muqdisho oo ay dhawaan ka bilaaban doonto doorashada madaxtinimada dalka.
Farmaajo oo saaka ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo uu muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacab aad u fara badan.
Halkaan ka dhageyso.