DHAGEYSO:Culimada Puntland oo fariin u diray maamulka Garoowe.

Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa maanta kulan ku yeeshay qaar kamida culimada Puntland kuwaas oo ka qeylo dhaamiyay dhul boob ay shegeen in ay halkaas ka wadaan dad dibada ka yimid.

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimaa’udiinka ugu caansan deegaamada Puntland oo kahadlay halkaas ayaa sheegay in dowladda hoose aysan qaadan doorkeedii, islamarkaana odayaasha dhaqanku faraha kula jiraan.

Halkaan ka dhageyso

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor