Dowlada Federaalka ayaa heshiis la gashay Dowlada sacuudiga kaa oo 10,000 oo gabdho Somalia ah Sacuudiga uu Shaqaaleysinayo.
Aqoonyaha Xasan Xeyle Tooxoow oo degan Dalka Scuudiga kana faalooda arimaha siyaasada Somalida iyo carabta ayaa sheegay in Dowlada looga baahan yahay in soo cadeyso Shaqada loo qaadanayo Gabdhaha Somalida ee Sacuudiga uu shaqaaleysiinayo.
Aqoonyahan Xeyle ayaa sheegay hadii aysan dowlada Federaalka arimahaa cadeyn ay dhici karto in ay dhibaato la kulmaan Gabdhaha Sacuudiga uu shaqaaleysiinayo
Halkan ka dhagesyo Aqoonyahan Xasan Xeyle