Gudoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo lahadlay Redio Dalsan ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in ciidamo Amisom katirsan la geeyo galkacyo.
Gudoomiye Khaliif ayaa soo hadal qaaday sida ay u arkaan in ciidamo isku dhaf oo bolis ah la geeyo gaalkacyo.
Waxaana uu sheegay In taa ay soo dhaweenayaan.
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa 1-bishan Muqdhso ku kala saxiixday heshiis dhigaya In ciidamo boliska oo isku dhaf ah la geeyo magaaladaas galkacyo oo dabayaaqadii sanadkii 2016 ay ku hardameyn ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland.
Halkan ka dhageyso Gudoomiye Xasan Maxamed Khaliif: