Wararka aan maanta ka heleyno magaalada gobolka Jubadda hoose ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubaland ay gacanta ku dhigeen degaano horle oo katirsan gobolkaas.
Degaanada ciidamada maanta ay galeen waxaa kamida ha Birta dheer iyo Buulo gaduud halkaas oo ay horay u maamuli jireen Al shabaab lakin ay isaga baxeen sida wararka aynu ku helnay.
Halkaan ka dhageyso.