Xiisadaan u dhaxeysa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Kenya aya la xiriirta mid dhanka mushaaraadka ah sida uu Dalsan u sheegay mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee degmada Hosingoow.
Cali Maxamed Xasan ayaa shegay in arrintaan ay ka dambeeyaan mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada oo la wareegay mushaaraadka 26,Askari o oak tirsan ciidamada sidoo kalena doonaya in kuwo kale uu lunsado.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Sarkalkaan ay la safan yihiin Ciidamada Kenya isla markaana ay u hanjabeen sida uu hadalka u dhigay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Sarkaalka Hoosingoow ku sugan