Muqdisho(Radio Dalsan):- Xeer’ilaaliyaha qaranka Axmed Cali Daahir oo dib uga soo laabatay maxkamada caamaliga ee ICJ ayaa sheegay in dacwada bada ee u’dhaxeesa wadamada Soomaaliya iyo Kenya in ay rajeenayaan in lixbilood kadib ay dib u’bilaabato asagoona sheegay in inta ka horeesa fursad lasiin doono dowlada Kenya
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka