Cadado(Radio Dalsan):- madaxda shaqada iyo shaqaalaha isbitalka Cadaado Cabdi Xasan Cali oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa sheegay in 11-ruux oo ku sumoobay caano ay cabeen la dhiagay isbitalka kuwaas oo laga keenay Tuulo hoostagta magalada Cadaado
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka