Madaxweynayaasha Maamulada dowlad goboleedyada Maanta tegay Kismaayo  ayuu ka mid yahay Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha maamulka Galmudug kaas oo si kooban Warbaahinta ula hadlay.
Xaaf ayaa marka hore Madaxda Maamulka Jubbaland uga mahadceliyay soo dhaweyntii ay u sameeyeen isaga iyo Wafdigii la socday.
Sidoo kale waxa uu sheegay in uu jiro dagaal Cidiyo dirir ah balse shirka Beri ka furmaya Kismaayo uu Alle ug dhigo mid kheyr ku soo dhamaada.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf