Sida ay xaqiijiyeen maamulka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan waxa Xabsi ku yaal degmadaas lagu dilay Wiil uu dhalay gudoomiyaha Alshabab ugu magacaaban deegaanka Moqokori ee isla goblka.
Maamulku waxa ay u sheegeen Dalsan in gacanta lagu hayo shaqsiga dilka geystay Su,aalo la xiriira waxa ku kalifay arintaana ay weydiinayaan.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.