Caruur iyo dad kale oo waaweyn ayaa deegaanka Hosingoo ee gobalka Jubada H/hoose waxa ay ugu geeriyodeen cudurka Shubnka.
Deegaanku malaha xarumo Caafimaad iyo melo ay dadku ka helaan dawo si ay u isticmalaan hadii ay dareemaan cuduro.
Dhageyso Codka.