Muqdisho(Radio Dalsan):- Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo kalahadlayay arimo dhoor ah oo quseeya isbadalka dalka ayaa soo hadal qaday doorashooyinka la xariira xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya baarlamanka Soomaaliya
Salaad Cali Jeele ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Sooomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu lacago fara badan kubixiyay kuraasta qaar ee xildhibanada cusub waxa uuna sheegay in lacagahasi ay yihiin hantidii qaranka waasiduu hadalka u’dhigay
Hadalka Siyaasigan ayaa imaanaya xili boob iyo musuq-maasuq laga soo sheegayay doorashada xildhibaanada ee ka dhaceesay xarumaha maamulka goboleedyada dalka
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Salaad Cali Jeele