Muqdisho(Radio Dalsan):- Aqoonyahan Xaaji Maxamuud Xuseen Suge oo kamid ah aqoonyahana ka soo jeeda gobolada Wuqoyi oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in Muqdisho lagu boobay mid kamid ah kuraasta belaha Soomaaliland.
Xaaji Maxamuud Xuseen Suge ayaa sheegay in la dhacay jufada Xeeb Jire ee Habar Cafaan ee beelaha Gedde Buursi ee gobolada Waqooyi oo uu sheegay in ay doorashadeeda ka dhacday magalada Muqdisho waxa uu sheegay in nin aan ka soojeedin jufadaasi uu boobay kursiga xildhibaan ee jufada Xeeb Jire ee ka heshay xildhibaanada cusub wuxuuna eeda dusha uga tuuray masuulyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya
Halkan hoose Ka Dhageyso Codka Xaaji Maxamuud Xuseen Suge