Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf ayaa ka hadlay xaaladda Amni ee magaaladda Boosaso iyo Falalkii Amni darro ee ka dhacay Magaaladaas.
Wasiirka ayaa Sheegay iney Baaritaan ku Hayaan Falalkii ugu Danbeeyay ee ka dhacay Magaalada iyo Dadkii loo Soo Qab-qabtayba intaba.
Wasiirka ayaa sidoo Kale ay Warbaahintu wax ka weydiisay Xil ka qaadis la sheegay in gudiga Amaanka ee gobolka Bari ay ku sameeyeen Taliyaha Qeybta Booliska Ee Gobolka Bari.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga.