Muqdisho(Radio Dalsan):- Taliye kuxugeynka Nabad-sugida Soomaaliya Cismaaciil Daahir Cismaan oo maanta lahadlayay warbaahinta ayaa waxa uu beeniyay warar soo baxaya oo sheegayay in ay faragalin kuhayaan doorshada dalka isla mar’ahaantaana ay xireen mid kamid ah salaadiinta ka soo jeeda Soomaaliland
Taliyaha ayaa waxa uu been abuur kutilmaamay wararkaasi asagoona sheegay in aysan jirin faragalin ee Nisa ku heeso doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee dalka
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Taliyaha