Hay’adaha gorfeeya dhaqanka dadyowga iyo xeeldheerayaasha afafka ayaa dhowr jeer digniino ka soo saaray inuu dabar-go’ ku yimaado af-Somaliga.
Aqoonyahannada Soomaaliyeed qaar ayaa qaba in afka kobcayo, kaliyase u baahanyahay in la turxaan bixiyo.
Maqaal loogu talagalay 45-sano-guuradii ka oo wareegatay markii la hirgaliyay farta Soomaaliga ayaanu idin soo soo gudbineynaa.
Wariyahayaga, Abubakar Maxamed Cali, ayaa ka warmaya.
Halkan ka dhageyso:-