Shariif Xasan Shekh Aadan oo ah madaxweyanha maamulka Konfur Galbeed ayaa sheegay in loo baahanyahay in Alshabab laga sifeeyo degaanada Kunfur galbeed.
Waxa uu ugu baaqay ciidamada miduwga ee Amisom in ay isku furaan wadooyinka godoonsan ee Baay Bakool iyo Sh/hose oo isu socdka qaar kamida magaaloyinka ay jareen Dha-dhaqaaqa shabab.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.