gudoomiyaha dhanka arimaha bulshada gobolka Hiiraan Sheekh xuseen Cismaan Cali oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa sheegay in dhacdo naxdin leh ee ka dhax-dhacday dagal beeledkii ka dhacay duledka magalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan.
gudoomiyaha ayaa shegay in wax laga naxo ay tahay in Caruuryar iyo Haweyn la dilo, asgoona dhanka kale sheegay in ay hada socdaan da’daalo arinkaas xal looga gaarayo.
Halkan hoose ka dhageyso codka