madaxweyne ku xugeynka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa si kulul kaga hadlay xildhibaanadii dhawaantaan madasha kaga dhawaaqay wadanka Kenya taas oo ay ugu magac dareen Horu’socod.
Maxamuud Sayid Aadan aya sheegay in waqtigaan aan loo baahneen iyadoo dowlada dhisantahay mudo la’eg 3-bilood in la sameeyo ururo, waasidoo hadalka u’dhigee.
Halkan hoose ka dhageyso codka