Kulankaan ayaa waxaa Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku yeeshay Masuuliyiinta Maamulka gobolkaas iyo Masuuliyiin ka socotay Hay’adaha Samafalka.
Kulankaan ayaa looga arinsanayay sidii loo dardar gelin lahaa la xisaabtanka iyo iskawarqabka maamulka iyo Hay’adaha iyo sidii loo caawin lahaa Bulshada dadtayar ee ku nool Gobolkaas.
Cali Jeyte Cusmaan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa markii uu kulanka soo gaba gaboobay Saxaafada la hadlay waxa uuna ka sheekeeyay waxyaabihii ugu muhiimsanaa oo ay isla garteen intii uu kulankooda socday.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkan oo uu Baladweyne ka soo diray Wariye Axmed Dirir Nuur.