Hadal ka soo baxayTaliska  Milliteriga Mraaykanka ka jooga dalkaasi ayaa lagu xaqiijiyey in Askarigaasi shalay lagu dilay dagaal ka dhacay Gobalka  LOGAR Ba Waqooyiga Afganistan.
Askariga ayaa la sheegay inuu u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray dagaal ay la galeen Maleeshiyadda Daalibaan ee ka dagaalama dalkaasi.
Toddobaadkii hore, ayey ahayd markii uu Askari Maraykan ku geriyooday Shil Helikoptar oo ka dhacay Waqooyiga Afganistan.