Dhageyso:-Jubbaland oo shaacisay cabasho ay sheegeen inay u soo gudbiyeen..

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay cabasho ay sheegeen inay mar walba u soo gudbiyaan dadka ku sugan deegaanada ay Maamulaan Al-Shabaab ee Gobolada Maamulka Jubbaland.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Cali Ibraahim Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan dadka ku nool deegaanada ay maamulaan,isla markaana ay cabasho soo gaarsiiyeen,sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sheegay in Maamulka Jubbaland uu diyaar u yahay in uu Shabaab ka saaro deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee Maamulka Jubbaland.

Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor