Gudoomiyaha Gobolkaan Banadir ahna duqa Magaalada muqdisho thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay qorshaha Maamulkiisa kaga degsan wax ka qabashada cabashada bulshada uga imaaneysa ee ku aadan Guryaha lakala heesto.
Mudane Thaabit ayaa sheegay in maamulkiisa uusan aqbali doonin taas ha ahaado qof Liita mid culus iyo waliba masuul ka tirsan dowladda islamarkaana qofkii Guri xoog ku heesto laga wareejin doono sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in uu si kastey ahaataba  uu Maamulkiisa Cadaalad u sameyn doono dadka uu masuulka ka yahay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha