Thaabit Cabdi Maxamed gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqwa Muqdisho ayaa Caawa shaaciyay in uu Magacii ka bedelay Isgoyska Zoobe halkaas oo 14 Bishaan uu ka dhacay qarax khasaro geestay.
Gudoomiye Thaabit oo soo gaba gabeynayay isla markaan socodheer ku tegay zoobe ayaa sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Zoobe lagu Magacaabi doono 14 Octoper.
Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Thaabit