Degmadda Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega seddaxaad ee tartan aqooneedka radio dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Shibis ee gobolka Banaadir
Degmadda Shibis oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 7-dhibcood halka degmadda Baxdo oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 13-dhibcood
Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka Cadaado iyo Buurhakaba.
.