Dhageyso: Degmooyinka Hodan Iyo Ceelbuur Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Seddaxaad

Degmadda Hodan ee gobolka Banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega Afaraad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Ceelbuur ee gobolka Galgaduud

Degmadda Ceelbuur oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 7-dhibcood halka degmadda Hodan oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 12-dhibcood.

Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka Boondheere iyo Wartanabadda oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor