Wararka aan ka heleyno deegaanka Qarqoore ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay dad Xoolo dhaqato ah,islamarkaana laga dhacay Xoolo ay la haayeen sida ay sheegayaan dadka deegaanka.
Ilaa Hal qof ayaa la sheegay in Maleeshiyaad ay dadka deegaanka ku sheegeen in ay ka soo jeedaan Puntland ku dileen halkaas,iyada la soo sheegayo in qaar ka mid ah dadkii dilka geestay gacanta lagu dhigay.
Wariyaha Radio Dalsan ee Gobolka Mudug Siraaji Yuusuf Sugaal ayaa waxaa ka wareystay Maxamed Cabdulalahi Baxnaaniye