(Dhageyso):- Cudurka Shuban Biyoodka Oo Soo Ritay Dad-Horleh.

Balcad(Radio Dalsan):- Cudurka shubanbiyoodka ayaa waxa uu kadilaacay deegaano hoosyimaada dagmada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhaxe

Waxaana wararka qaar ee sheegayaan in ay jiraan dad u’dhintay Cudurka oo saameenta ugu weyn hada ku yeeshay dadka ku dhaqan tuulooyin hoostaga gobolada Shabeelada Dhaxe iyo Hiiraan

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor