(Dhageyso):-Xildhibaan C/Qaadir Cosoble Oo Shegay In Quus Laga Joogo Qaabka Waddanka Lagu Hoggaaminayo.

Muqdisho (Radio Dalsan):-  Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Musharixiinta Madaxtinimadda dalka , ayaa carrabka ku dhuftay in quus laga joogo qaabka Waddanka lagu hoggaaminayo.

“Siyaasiyiinta iyo Shacabka waxay dareen ka qabaan inuusan si wanaagsan ku soconin Geeddi-socodka dalka” ayuu yiri Musharax Madaxweyne C/qaadir Cosoble Cali.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor