(Dhageyso):-Dhibaato Ka Taagan Cabashadii Lageyn’lahaa Xafiisyada Gudiyada Doorshada Iyo Kan Khilaafaadka.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Aqoonyahay Xuseen Maxamuud Suge oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in aysan garaneen halka ay geeyn lahaayeen dacwadaha laxariira boobka lagu hayo kursiga xildhibaanimo ay xaqa u’lahaayeen beeshooda

“waxaan karadinayay xafiisyadooda Hoteelada ay daganyihiin iyo madaxtooyada meel walbana waa lagaa soo celinaa cid aysan iga daneenenin looma gudbiyo mana jirto xafiis ugaar ah”

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor