• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, July 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:- Calamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedyada Muxuu u dhimi karaa Heybada Calanka Buluuga ee Somaliweyn(Warbixin)?

Bilan Media by Bilan Media
October 12, 2017
in Maqal, Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
15
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Bulshooyinka dunida ku nool waxay ka simanyihiin inay leeyihiin maalmo xusuus gaar ah u leh sooyaalkooda oo saameeyn ku reeba nolashooda.

Maalmahaasi waxay isugu jiraan mahadhooyin lama ilaawaan ah iyo kuwa maamuuskooda loo mashxarado.

Tirsiga miilaadiga Maanta waa 12-ka bisha 10-aad ee October, waa maalin kale oo ku weyn mujtamaceena, maxaa yeelay waxaa la shaaciyay calankeena milgaha leh.

1954-kii, ayaa la qaatay hindise uu lahaa sida taariikhyahannada sheegeen Halgamaa, Maxamed Cawaale Liibaan.

Markaas waxaan helnay Calanka midabkiisu cirka u egyahay xidigta cadna dhexda ku leh ee dunida maanta nagu taqaanno.

Xidigta cad ee dhexda kaga taalla calkeenna buluugale, ayaa muujineya sidey tahay in loo mideeyo shanta Somaliyeed oo markaas intuba isticmaarku heystay.

Cabdullaahi Maxamed Sheegow, waa taariikhyahan waayo-joog ah, waxa uu ila wadaagay ogaantiisa.

“Waa astaan ama sumada mideysa Ummadda Soomaaliyed dhexda waxaa kaga taalla xidiga shan geesood ah waxa ayna ku fadhisaa aragti fog oo horay ddka Soomaaliyeed u qabto horayna u qabtay taas oo ah mid mideysa dadka Soomaaliyeed ayuu yiri”

Himilooyinka qaar ee ay muujineyso xidigta cad ee uu bartanka ku leeyahay calanka buluugga ah  waa la hantiyay, maxaa yeelay lix sano kadib, hindisihii Cawaale,  waxaa madaxbannaanaaday gobolladii Koonfurta iyo Waqooyiga Somaaliya oo sameystay Jamhuuriyad mid ah, wallow sodon sano kadib ay rajadaasi wiiqantay.

Cabdullaahi Sheegow ayaa sheegaya in si kastaba  Calanka buluugga ah uu astaan u yahay qof walba oo Somaali ah.

“Waa astaan aan dowladaha kale uga duwanahay markii la tago Qaramada Midoobay Afrika iyo Carabta ayaa ngala garanayaa in aan Soomaali nahay aduunka kalena nagu yaqaano dadka Soomaliyeedna waxaa laga doonaaya in uu xushmeeyo dhowro Calankeena ayuu sii raaciyy hadalkiisa”

Dadka naqdiya nidaamka dowladnimda Somaliya ee 10-kii sano ee la soo dhaafay ayaa sheegay in hannaanka federaalka ee madax iyo calamo u gaar ah siinaya dowlad-goboleedyada uu halis ku yahay heybadda calanka qaranka.

Waxaase Cabdullaahi Sheegow uu Aaminsanyahay.

“Anigu maqabo in Maamul goboleedyadu ay dhaawacayaan maqabo balse waxa ay u baahan tahay kaliya Maamul Goboleedyada weey cusub yihiin waase in si loo kala maareeyo sababtoo ah Ururada iyo Hay’adaha qaar ayaa Astaamno samesta balse waxa ay ku wanagsan tahay in xoogaa lakal duwo ayuu hadalkiisa ku soo gab gabeeyay”

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta uu ka diyaariyay Wariye Saleemaan Xaaji Axmed Raage isaga ayaana soo jeedin doona.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/10/Warbixin-Calanka-iyo-Federalka-.mp3

 

 

 

Previous Post

Sawirro:- Dowladda Kenya oo mamnuucday Dibadbaxyada Siyaasadeed

Next Post

Dhageyso:-Xaaf oo ku laabtay Cadaado baaqna u diray Shacabka Galmudug+Sawirro

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

July 13, 2025
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan
Warar

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

July 12, 2025
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya
Warar

Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Gaaray Beledxaawo, Kulamo Siyaasadeedna Bilaabaya

July 12, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

July 12, 2025
Next Post

Dhageyso:-Xaaf oo ku laabtay Cadaado baaqna u diray Shacabka Galmudug+Sawirro

Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

by Liban
July 14, 2025
0

Lamu, Kenya – In a move aimed at deepening bilateral cooperation and supporting development in regions with a strong Somali presence,...

President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”

President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”

by Liban
July 14, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has expressed his heartfelt condolences following the sorrowful...

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa xalay fuliyay howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga magaalada. Howlgalkan ayaa waxaa...

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

by Ilhaan
July 13, 2025
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qaybgalay kulan lagu dhiirigelinayay doorka muhiimka ah ee haweenka Puntland ay ka...

Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora
English News

Somali Envoy Visits Kenya's Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”
English News

President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: "Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac"

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan
Warar

Shirka SSC-Khaatumo oo Loogu Goleeyahay Xoojinta Maamulka, Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Sii Socdaan

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora
  • President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”
  • Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
  • Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00