Sawirro:- Dowladda Kenya oo mamnuucday Dibadbaxyada Siyaasadeed

Sii-hayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Fred Matangi’I ayaa maanta sheegay in dadka soo abaabula Dibadbaxyadda lagula xisaabtami doono burburka loo geystay Hantida Dadka.

 Waxa kale oo uu mamnuucay Dibadbaxyada lagu qabto  Degmooyinka Ganacsi ee magaallooyinka Nairobi, Mombasa iyo Kisumu.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media