Dhageyso:-C/raxmaan Cabdi Shakuur oo digniin u diray Dowladda kuna soo wajahan Muqdisho

Siyaasiga mucaaradka ah ee Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa shaaciyay in Maanta oo Isniin ah uu kusoo wajahan yahay Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,isaga oo ka dalbaday taageerayaashiisa inay soo dhaweeyaan.

Muuqaal uu iska-soo duubay ayuu ku sheegay in Saacadaha soo socda ee Maanta ah uu imaanayo Muqdisho,hayeesee waxa uu Dowladda Soomaaliya uga digay inay carqaladeyso soo dhaweyntiisa.

Dhageyso Codka Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor