• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:-Booliska Somalia oo ka hadlay cabashadii Xildhibaan Muno Key

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 16, 2019
in Maqal, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Muno Sheekh Khaliif Abuu ( Muno Key) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Barteeda Facebook ku faafisay muuqaal ay iska-soo duubtay oo ay ku sheegeysay in Ra’iisul Wasaare Kheyre uu culeys Siyaasadeed saaray,isla markaana lagu xayiran Garoonka Aadan-Cadde xilli ay dooneysay inay aado Magalada Baydhabo kadib markii ay diiday inay codkeedda ku biiriso ansixintii wax ka bedela ka Xeerkii Bagiga Dhexe.

Hadalkaas Xildhibaan Muna Key kadib Booliska Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay,Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa faah fahain ka bixiyay warka kasoo yeeray Xildhibaan Muna Key.

Afhayeen Qaasiim ayaa sheegay in Xildhibaan Muna Key Gabar ay walaalo yihiin iyo Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacbaka oo lagu Magacaabo Luul Cabdi Aadan uu dagaal dhex maray,isla markaana Xildhibaan Luul ay ciidanka booliska ku soo dacweysay sidaasna lagu soo xiray Xildhibaan Muna Key Walaasheed.

“Xaqiiqdii Xildhibaan Muno Key walaasheed Xildhibaan luul ayaa soo dacweysay waana la xiray,kadib damaanad ayaa lagu sii daayay,waxaana kadib helnay inay dooneyso inay a baxeyso Garoonka,waxaana kusoo celinay Saldhigii ,waxaan u sheegayaa in cidii lagu qabto,iyada oo warar been abuur ah Barasha bulshada ku faafineysa in tallaabo laga qaadi doono ayuu yiri Afhayeen Qaasim.

Dhinaca kale Xildhibaan Muna Key oo wareysi siiyay Tv-ga Dalsan ayaa sheegay in dagaalka uusan dhex marin Walaasheed iyo Xildhibaan Luul,balse iyada iyo Xildhibaanada ay dagaalameen,waxana ay sheegtay in arrintaasi uu soo farageliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Hoos Ka Dhageyso Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble.

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/01/Afhayeen-Qaasim.mp3
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii Magalada Nairobi

Next Post

Akhriso:-Madaxda ka qeyb galeysa Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha KGS

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Next Post

Akhriso:-Madaxda ka qeyb galeysa Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha KGS

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay mowqifka Puntland ee ka bixitaanka madasha siyaasadeed ee dhawaan lagu...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
  • Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00