Barnaamijka Todobadlaha ee Dooda Dalsan waxaa Todobaadkaan looga hadlay Xuska Maalinta 14-ka Okoober oo ah Maalintii Isgoyska Soobe uu ka dhacay qarixii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhacay Soomaaliya.
Todobaadkaan Muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusuusanayay Maalintaas.
Barnaamijka waxaa Maanta ka qeyb galay Nabadoon Badal Jaamac Xersi.
Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka oo uu soo jeedinayo Wariye Axmed Xuseen Cadow.