DHAGEYSO: Al-shabab oo Odoyaasha dhaqanka deegaanka Labi-cadde ee Gobalka Galgaduud  ku Amray in ay dhameeyaan dagaal beeleedyada

War aan ka helnay degaanka Labi-cadde eek u yaal bariga Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Al-shabab ay ku amreen Odayaasha deegaanka in si deg-dega ay xaliyaan colaada ka taagan Labi-cadde.

Waxaa la sheegay in Odayaasha ay iskaugu yeereen kadibna ay u sheegeen sidii ay ku dhameyn lahaayeen xiisadaha Colaadeed ee ka ajira halkaas.

Xaalada ayaa ah mid aad u degaan Manta iyada oo maalmihii lasoo dhaafay ay xaalado dagaal ka jiren deegaanka Labi-cadde ee gobalka Galgaduud.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media