Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo ay Dalsan wax ka waydiisay Dareenkooda ku aadan waxa laga filan karo Maxkamada Cadaalada Dunida Oo Maanta Go’aan kasoo saareyso Dacwada laxariirta Muranka Bada Soomaaliya Iyo Kenya.
Cabdinaasir Yuusuf Socdaal Wariyaha Dalsan Ayaa soo Aruuriyey Aragtida Shacabka Iyo Waxa ay Latahay Arinta Bada.
Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Aragtida Shacabka.