DEGDEG: Xasan Sheekh, Farmaajo, Shariifka iyo Sharmaarke oo u soo gudbay Wareegga 2-aad ee Doorashadda

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey Tirinta Codadka Wareegga 1-aad ee Doorashadda, Madaxweynaha.

Murashixiinta u soo gudubtay Wareegga 2-aad waxay kala yihiin:-

Xasan Sheekh oo helay 88 dhibcood

Maxamed C/llaahi Farmaajo oo helay 72-dhibcood.

Sheekh Shariif Shekh Axmed oo  helay 49-dhibcood   iyo

Cumar C/rashiid oo helay 37 Cod.

Waxaa kaloo codad badan helay C/qaadir Cosoble iyo Caddow Cali Gees,  inkastoo aysan u soo gudbin Wareegga 2-aad sida uu Sharcigu dhigo 4 Murashax oo keliya ayaa soo baxayso.

La soco Natiijadda Wareegga Labaad oo goor cod-bixinteeda bilaabanaysio.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media