Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga. Mevlut Cavusoglu ayaa shaaciyey inay Caalamka u soo bandhigi doonaan Natiijadda baaritaankooda Ku Aadan dilkii Saxafigii Jamaal Khashoggi.
Wariye Jamaal ayaa waxaa bishan October 2-dii lagu dilay Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.
Caalamka ayaa siweyn looga hadal haayaa dilkiisa,waxaana uu xiisad ka dhex abuuray Turkiga iyo Sacuudiga.
Warraka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com