Kulan balaaran ayaa ka soconaya hotelka Furaat ee magaalada Muqdisho ,waxaana kulanka loogu magac daray badbaadinta K/Galmudug.
Siyaasiyiinta kulanka fadhida waxaa ka mid ah Aden Saran soor, Dr Khalid, eng Salah, wazir Beegoos, Abdirizaq sheikh wasiir Amina, wasiir Sarman iyo Xildhibaano DFs ka tirsan
kulanka ayaa waxa looga so horjeeday Shariif Xasan inu si hogaamiyo Maamulka K/Galbeed
Siyaasiyiintan aya Ah kuwo xildhibaanimo ka so waayey Baydhabo
Si kastaba ha ahaatee cadaadiska cusub ee Shariif Xasan aya u muuqdo mid u eg kii Guuleed oo kale Galmudug xildhibaanada uga tuuraan.