DEGDEG:- Gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo joojiyay doodii musharaxiinta.

Gudigu waxa ay ku dhawaqeeb in la joojiyay doodii dhex mari laheyd musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimoo ee Soomaliya.

Gudoomiyaha gudiga C/raxmaan ducaale Bayle oo warbaahinta kula hadlay xarunta baarlamaanka ayaa sheegay in maanta dalka oo dhan ay ka jirtay cilad xaga Iternet-ka ah taasna ay keentay in si toosa looga daawan waayo dooda.

waana uu sheegay gudoomiyuhu hadii dib loo dhigi laha dooda ay kala dhantaali karto Jadwalka doorashada madaxweynaha oo loo qorsheyay 8-bisha soosocota sidaa owgeedna meesha laga saaray sida uu hadalka u dhigay.

Musharaxiintii ugu horeysay ee manta ka qeybgeli laheyd dooda ayaa qaadacay kedib markii loo sheegay in warbaahinta doowladda oo kaliya ay tabineyso tan madax banaana loo iiday iyaga oo kukala tegay howlka ay ka dhici laheyd doodu.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media