DEG DEG : Xisbiga Mucaaradka Norway oo soo jeediyey in Baasa-Boorka Norwegian-ka lagala laabto Ra´isul Wasaare Kheyre

Afhayeenka xisbiga Fremskrittspartiet FrP  ee (cunnsuriyiinta) Mazyar Keshvari ayaa soo jeediyay in baasa-boorka Norwegian-ka laga qaaddo Ra’iisul wasaarraha cusub ee Soomaaliya Hassan Kheyre.

Sida lagu qoray wargeyska NK waxaa Sababta ay ku sheegeen mucaaradka in   baahidii loo siiyay meesha ay ka basday oo isku dhiibay inuu maganlgalyo doon aha balse hada uu noqday Ra´sal wasare iyo inu  sharciga heysashada labada dhalasho ay dalkaas mamnuuc ka tahay   (dual citizenship) .

Lama ova sida ay talo soo jeedinta xisbiga mucaaradka u sameyn doonto Kheyre waxaase la sheegayaa in mucaaradka dalkaas ay xooganyihiin oo ay socodsin karaan aragtidooda.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media