Koox Boolis ah ayaa la sheegay iney ka xireen maqaayada hooyooyinka wariye C/laahi Muuse Kalagacal oo ka mid ah wariyayaasha magaalada Muqdisho.
Kooxdan Booliska oo ilaa 5 askari aheyd ayaa u kexeeyey Kalgacal xarunta CID-da halloas oo su’รยกalo lagu weydinayo.
Lama oga weli sababta ka dambeysa xariga Kalgacal.