War Goordhow naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed loo doortay Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.
Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa maalmahaan shir uga socday Magaalada Garoowe,waxaana Caawa ay u doorteen Guddoomiye,iyad aoo uu horay guddomiye u ahaa Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ah madaxweynaha Puntland.
Macada waxa xilligaan ku soo beegay in Shariif Xasan ay u doortaan inuu noqdo guddoomiyaha Golaha Iskaashiga,iyada oo uu dheeraaday waqtigii loogu talo galay shirkooda ee Magalada Garoowe.