Qarax labaad ayaa goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Taalada dajirka Daahsoon ee degmada Boondheere.
Mar qura ayaa waxaa la maqlay jugta qaraxa,xilli lagu mashquulsanaa qarixii hore ee ka dhacay agagaarka tiyaatarka Qaranka.
Qaraxa labaad ayaa la sheegay in uu ahaa mid gaari laga soo buuxiyay waxyaabah qarxa kaas oo yaalla agagaarka Taalada Daljirka dhinaca laamiga.
Khasaaro ayaa jira,hayeeshee ciidamo ka tirsan dowladda ayaa gebi ahaanba xiray wadooyinka soo gala Taalada Dajirka Daahsoon.
Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com