Qaraxaan ayaa jugtiisa waxaa Goordhow inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir,iyada oo qaraxa kadib la arkayey uuro circa isku-shareertay.
Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu yahay mid gaari loo adeegsaday,isla markaana lagu weeraray Xarunta maamulka degmada Hodan.
Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxa kadib ay maqleen rasaas aad u farabadan,taas oo walwal ku sii abuurtay.
La socda Faah faahinta Warkan.